Xidhibaan maxamed abiib oo lagu waraystay barta YouTube ee "Buundo"
ayaaa bixiyay waraysi dheer oo dhanacyo badan taabanaya, xil abiib ayaa sheegay in deegaanka laga soo doorto uu ka maqan yahay miiska talada ee Soomaaliland,
xildhibaan abiib waxa uu sheegay in ay ka maqan yihii sadex taliye ee policeka, milatariga, iyo asluubta, taa bedelkeedana ay hayaan taliyaha ayjeesha oo uu ku tilmaamay stok kiibar (waardiye bakhaar).
Xildhibaan maxamed abiib ayaa waraysiga mar wax laga waydiiyay eeddii xeer ilaalinta Soomaaliland ka soo gudbisay waxa uu sheegay in nidaam sharciya u mareen dacwadiisa, lkn lagu waayay wax denbi ah isaga oo sheegay in aanu gelin wax denbi ah ee uu sheegay intii sharcigu u ogolaa in uu sheegi jiray isaga oo intaa ku daray in la aamusiin karo uun haddii afka loo soo duubto oo la dilo, haddii ay dhacdana waa dhamaadkii ayuu yidhi. weriyaha oo waydiiyay waxa uu uga jeedo waa dhamaadkii ayuu ugu jawaabay, "aamusiiya bay islahaayeen lkn dad baan metelaa waa la aarsan waxaa laga yaabaa in ay khatar wayn wajaho dalku hadday taa samayn karaana anigu waxaan ugu jeclahay in aan dhinto anoo xaq sheegaya waxa ugu wayn ee hadalka xaqa ah iyo ku caddaynta u raadiyaa waa janno"
Dhinaca kale xil abiib ayaa sheegay in ay isku qoys yihiin xeer ilaaliyaha,ka maxkamada ka soo dacweeyay madaxwaynaha.
Xildhibaan abiib oo dhinaca kale ka hadlayay jabhaddii SNM ayaa yidhi.
"Habeen dhowayad waxaan arakayay rag elite ka mid ah oo leh ka diida SNM Soomaaliland buu diidnay, anaga diidnayb SNM we don't care about SNM manihin, ka mid manihin, ma jeclin, aniga dadka i soo doortay daalimiin bay u arkaan dhawr saacadood 700 800 oo qof ku dilay boorame ilaa haddana diian dadka xaqoodii iyo in ay sinmaan"
0 Comments