Arbaco 21,8,2024 Madaxwaynaha Soomaaliland muuse biixi cabdi ayaa lagu soodhoweeyay magaalada ceerigaabo ee xarunta gobolka sanaag biixi oo muddooyinkii danbe safar ku marayay gobolada bariga Soomaaliland ayaa gaadhay degmada ceerigaabo.
Maxawayne biixi oo ka hadlayay soodhowayntiisii ayaa yidhi
"Waxaan leeyahay reer ceerigaabo malaha odayaashii baa halkan ku aasan oo inoo taliha habeenkii,ee nabada iyo awoodda aad u maamusheen u gudbiya umadda kale"
Madaxwayne biixi oo deegaanadii kale ee uu marayay inta badan u badnayd khudbaddiisu hanjabaad ayaa ceerigaabo nabad iyo xassilooni ugu baaqay.
0 Comments