Jabuuti oo Ethiopia u ballan qaaday deked ganacsi.




Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Jabuuti oo waraysi siiya BBC ayaa sheegay in ay iyagu u hayaan itoobiya deked, wasiirka ayaa sheegay in ay sidaa u samaynayaaan in dejinayaan xaaladda gobolka geeska Afrika iyo xiisadda u dhaxaysa dalalka soomaalia iyo Ethiopia.

Wasiirka ayaa yidhi
"Itoobiya waxaanu siinaynaa deked ay 100%  maamushaan, waa jid cusub oo la dhisay, sidaa darteed gaadhitaanka badda ee Itoobiya dhibaato noqonmaayo, Waa dekeda Tojorah oo 100 kilomitir u jirta xadka Itoobiya"

Wasiirka ayaa sida oo kale sheegay in ay dhowaan wada xaajood u furayaa dalalka soomaalia iyo Ethiopia iyaga oo Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Jabuuti oo waraysi siiya BBC ayaa sheegay in ay iyagu u hayaan itoobiya deked, wasiirka ayaa sheegay in ay sidaa u samaynayaaan in dejinayaan xaaladda gobolka geeska Afrika iyo xiisadda u dhaxaysa dalalka soomaalia iyo Ethiopia.

Wasiirka ayaa yidhi
"Itoobiya waxaanu siinaynaa deked ay 100%  maamushaan, waa jid cusub oo la dhisay, sidaa darteed gaadhitaanka badda ee Itoobiya dhibaato noqonmaayo, Waa dekeda Tojorah oo 100 kilomitir u jirta xadka Itoobiya"

Wasiirka ayaa sida oo kale sheegay in ay dhowaan wada xaajood u furayaa dalalka soomaalia iyo Ethiopia iyaga oo gacan ka helaya,kenya iyo dalalkan kale ee gobolka, wada xaajoodka ayuu wasiirku sheegay in ay sees u noqon doonto in in la ilaaliyo madaxbanaanida soomaalia.

Intaaa ayuu ku daray wasiirku maadaama oo Ethiopia wixii ay rabtay loo helayo oo in ay badda gaadho hab ganacsiya in ayna adkaan doonin in xiisadda xal loo helo

Gabagada: waxaa la aaminsan yahay in jabuuti soomaalia u muujisay garab istaag wayn iyada duni u arki karto Abiy axmed haddii arrinkaa diido nin damax badeed wado ee dan ka lahayn deked ganacsi taasi oo Ethiopia ku noqon karta kaar diblumaasiyadeed oo jabuuti soomaalia gacanta ka saartay. ka helaya,kenya iyo dalalkan kale ee gobolka, wada xaajoodka ayuu wasiirku sheegay in ay sees u noqon doonto in in la ilaaliyo madaxbanaanida soomaalia.

Intaaa ayuu ku daray wasiirku maadaama oo Ethiopia wixii ay rabtay loo helayo oo in ay badda gaadho hab ganacsiya in ayna adkaan doonin in xiisadda xal loo helo

Gabagada: waxaa la aaminsan yahay in jabuuti soomaalia u muujisay garab istaag wayn iyada duni u arki karto Abiy axmed haddii arrinkaa diido nin damax badeed wado ee dan ka lahayn deked ganacsi taasi oo Ethiopia ku noqon karta kaar diblumaasiyadeed oo jabuuti soomaalia gacanta ka saartay.

0 Comments